XISBIGA MIDQARAN OO MAGAALADA BELEDWEYNE LAGA SOO DHAWEEYEY

XISBIGA MIDQARAN OO MAGAALADA BELEDWEYNE LAGA SOO DHAWEEYEY

Munaasabad lagu tageerayay Xisbiga Midowga Qaranka Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay Baladweyne. Magaaladda Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa lagu qabtay munaasabad isugu jirtay soo dhaweyn iyo taageero loo muujinayay Xisbiga Midqaran oo ka mid ah axzaabta siyaasadeed ee dalka ka jirta. Waxa munaasabadda kasoo qeyb galay aqoonyahano, siyaasiyiin, odayaal
Read More