MUNAASABADDA MAALINTA DHALINYARADA EE 15-KA MAY

MUNAASABADDA MAALINTA DHALINYARADA EE 15-KA MAY

Munaasabadda maalinta dhalinyarada ee 15-ka bisha May darteed, Xisbiga Midowga Qaranka waxa uu u dirayaa dhalinyarada iyo dhamaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan tahniyadda sannadguuradii 76aad ee ka soo wareegtay

aasaaskii ururkii dhalinyarada Soomaaliyeed ee SYL. Waxaan Alle subxaanahu wa tacaalaa ka rajeeyneeynaa in uu haybaddii iyo wadajirkii berigaa dib ugu soo celiyo ummadda Soomaaliyeed.

3 Replies to “MUNAASABADDA MAALINTA DHALINYARADA EE 15-KA MAY

  • Hosea Wafula

    By Hosea Wafula

    Reply

    Good info

  • Alphar

    By Alphar

    Reply

    awsome

  • d

    By d

    Reply

    d

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *